Fariimo Jaceyl oo gaaban

Iqra Qaali Xageyga waxaad ka tahay dahab qoroxdii wadada ii iftiimin laheyd, waxaad yeelatay oo xukuntay qeybta ugu muhiimsan jirkeeyga, waxaad bixisaa amarka uu dhiigeyga ku shaqeeyo , waxaad heysataa qeybta ugu muhiimsan dareenkeyga.

Waxaa awood u yeeltay hanashada qalbigeyga, soo jiidashada dareemaheyga iyo eegmada indhaheyga, Iqra Qaali MCN badan waxaan kuu hibeeyay dhamaan xubnaha jirkeyga anigoo ku xakumay in ay xabsi daa'in ku noqdaan aktaada, nolosheyda hal mid ayaan kaa hakray taas oo ah in aan kuu ogolaado dhibaato naftay adiga dartaa, marna kuuma ogolaan doono dhibaati, hadii ay dhici laheyd waxaan ahaan lahaa wadnahaaga si aan kaaga ilaaliyo garaaca badan, hadii ay dhici laheyd waxaan ahaa lahaa gacantaada midig si aad waqti walbo iguugu salaaxdo dhabanaada, indhahaaga iyo dhamaan jirkaaga.

Iqr Qaali Waan Ku Jeclahay ( Iqra Noor).


Waxaa tahay daimond oo aan ku helay nasiibkeyga, waxaa tahay riyadeyda oo aan ku helay si kadis ah, waxaa tahay rajadeyda oo aan sugo daqiiqad walbo oo kamida nolosheyda, waxaa tahay fikirkeyga kaas oo aan ku saleeyo wax walbo oo wanaagsan, waxaa tahay indhaheyga aan marnaba u quurin in ay ilin katimaado, waxaa tahay wax walbo oo wanaagsan akteyda, waxaa tahay himilada xubin walbo oo jirkeyga kamida ay hikgsaneyso.

Post a Comment

5 Comments

Halkaan Gali Faalada