Fariimo Jaceyl oo raali galin ah

Ma jirto maalin ka macaan maalmaha romantika laakiin hadana waxaan ku dhacnaa qalad xiriikeena wax yeeleeya ama qalad xiriir keena adkeeya marki aan ka soo laabano qaladkeena waxaa dhacdo inaa ka qoomameeno oo iska ilaalino inuu mar dambe qalad dhexdeena ka dhaco.

Laakiin waxaa muhiim ah inaan mar kasta diyaar u nahay in aan aqoonsano khaladaadkayaga oo aan raaligelinayno qofka aan jeclahay.

Hadii aan tusaalo u soo qaato qisada jaceyl ee aniga iyo xaaskeyga qaaliga ( IQRA A. NOOR), waxaa jira dhibaato fara badan oo ku dhacay jaceylkeena , sida dagaal anaga dhaxdeena ha ahaado mid is faham waa ah iyo mid dad kale, balse waan ka gudubnay oo waan guuleesanay.


Waxay ii tahay qof aad u wanaagsan xagayga iina naxariista mar walbana diyaar u ah iney i raali galiso xitaa hadii aan ka qaldanay aniga , waa ayna ii samirtaa oona i qiimeeysaa hadalkeyga hadal ma korsaarto xitaa hadii aysan ku faraxsaneen waa ay qaadataa, sidaa ogtihiin jaceylka wuxuu rabaa samir , haduusan samir jirin jaceylku ma noqonaayo mid daaha.

Hadii aad aragto jaceyl daaho oo jira waligiis waa hubaal labada qof wey isku samraan weyna isku tanaasulaan.

Xaaskeyga qaaliga aad baan u jeclahay ilaahey ha ii daayo iqra qaali , jaceyl keeda iyo dabeecadeeda waa mid ku dayasho mudan.


Haye halkaan waxaan ka biloweenaa fariimaha ugu fiican ee ku raali galin karto qofka aad jeceshahay hadii dagaal idinka dhex dhaco ( BOOM ).

_____________________________________________

fariimo jaceyl,ereyo jaceyl,dareen jaceyl,jaceyl,dhambal jaceyl,fariimo,dhambaal jaceyl,jacayl,dhambaal jaceyl oo macaan badan u dir lamaanahaaga,arimaheena,arimaha,arooska,dhambaal,fariin jaceyl,fariin jaceyl ah,jaceyl,fariin jaceyl oo qiimo badan,jowhar jaceyl,qiyaano jaceyl,fariin calaacal,jaceel,macaanka jaceylka,qaraarka jaceylka,jaceylka runta,somaliya,xaaskeyga,siil,garsiye

- "Waxaan ka fekerayay wixii naga dhex dhacay aniga iyo adiga,  waxaan qirayaa in aan si xun kuula dhaqmey adiga iyo inaad leedahay sabab kasta oo aad u dareentid caro. Jacaylkayga, waxaan kaa codsanayaa inaad i cafiso. "
_____________________________________________


Fariimo jaceyl

- "Maalmahan oo dhan oo aanad joogin dhinaceyga, murugo iyo cidlo ayaa aheed wehelkeyga, waxaana kugu xiisay wax ka badan abid xiisahayga, Ma ogtahay sida aan uga xumahay qaladkeyga, cafiskaagu wuxuu noqday ujeedkeyga ugu weyn. "
_____________________________________________

fariimo jaceyl,ereyo jaceyl,dareen jaceyl,jaceyl,dhambal jaceyl,fariimo,dhambaal jaceyl,jacayl,dhambaal jaceyl oo macaan badan u dir lamaanahaaga,arimaheena,arimaha,arooska,dhambaal,fariin jaceyl,fariin jaceyl ah,jaceyl,fariin jaceyl oo qiimo badan,jowhar jaceyl,qiyaano jaceyl,fariin calaacal,jaceel,macaanka jaceylka,qaraarka jaceylka,jaceylka runta,somaliya,xaaskeyga,siil,garsiye

- "Dhibaatooyinka dhacay dhamaantood waxay ahaayeen qaladkeyga, waanan qirayaa. Waxaan kaa baryayaa inaad i cafido aniga oo ku dhibaateeyey, i rumeeso inaanan waligay dooneynin inaa kuu xumeeyo si ku tala gal ah "
_____________________________________________

fariimo jaceyl,ereyo jaceyl,dareen jaceyl,jaceyl,dhambal jaceyl,fariimo,dhambaal jaceyl,jacayl,dhambaal jaceyl oo macaan badan u dir lamaanahaaga,arimaheena,arimaha,arooska,dhambaal,fariin jaceyl,fariin jaceyl ah,jaceyl,fariin jaceyl oo qiimo badan,jowhar jaceyl,qiyaano jaceyl,fariin calaacal,jaceel,macaanka jaceylka,qaraarka jaceylka,jaceylka runta,somaliya,xaaskeyga,siil,garsiye

- "Waxaad ii sameesay waxbadan aniga, habdhaqan wanaagsan iyo jacayl badan oo aad u qalantid nafteyda inaad xukunto. Waxaan kaa raaligelinayaa inaan kugu soo noqdo oo waqti adag ku galiyo, Waxaan rajeynayaa inaad i cafiso oo mar kale farxad kuwada noolaano. "
_____________________________________________

fariimo jaceyl,ereyo jaceyl,dareen jaceyl,jaceyl,dhambal jaceyl,fariimo,dhambaal jaceyl,jacayl,dhambaal jaceyl oo macaan badan u dir lamaanahaaga,arimaheena,arimaha,arooska,dhambaal,fariin jaceyl,fariin jaceyl ah,jaceyl,fariin jaceyl oo qiimo badan,jowhar jaceyl,qiyaano jaceyl,fariin calaacal,jaceel,macaanka jaceylka,qaraarka jaceylka,jaceylka runta,somaliya,xaaskeyga,siil,garsiye

- "Waan ku jeclahay adiga oo waad ogtahay taas,  in kastoo aan kugu dhaawacay, hadana dareenkeyga jaceyl aan kuu qabo wali waa sidiisa. Waan ka xumahay, fadlan i cafi, waan kuu baryayaa, sababtoo ah aniga ma joogi karo la'aantaada ilbiriqsi . "
_____________________________________________

fariimo jaceyl,ereyo jaceyl,dareen jaceyl,jaceyl,dhambal jaceyl,fariimo,dhambaal jaceyl,jacayl,dhambaal jaceyl oo macaan badan u dir lamaanahaaga,arimaheena,arimaha,arooska,dhambaal,fariin jaceyl,fariin jaceyl ah,jaceyl,fariin jaceyl oo qiimo badan,jowhar jaceyl,qiyaano jaceyl,fariin calaacal,jaceel,macaanka jaceylka,qaraarka jaceylka,jaceylka runta,somaliya,xaaskeyga,siil,garsiye

- "Waxaan samayn doonaa wax kasta oo ay igu qaadato si aad igu cafiso. Adigu aad baad iigu  tahay muhiim. Anigu weligay ma oggolaan doono inaad tagto. Waan ku jeclahay."
_____________________________________________

fariimo jaceyl,ereyo jaceyl,dareen jaceyl,jaceyl,dhambal jaceyl,fariimo,dhambaal jaceyl,jacayl,dhambaal jaceyl oo macaan badan u dir lamaanahaaga,arimaheena,arimaha,arooska,dhambaal,fariin jaceyl,fariin jaceyl ah,jaceyl,fariin jaceyl oo qiimo badan,jowhar jaceyl,qiyaano jaceyl,fariin calaacal,jaceel,macaanka jaceylka,qaraarka jaceylka,jaceylka runta,somaliya,xaaskeyga,siil,garsiye

- " Waan ka xumahay dhammaan waxyaabihii waxyeellada ahaa ee aan ku idhi. Ma jiraan wax cudurdaar ah oo la aqbali karo sida aan u dhaqmay. Fadlan iiga raadi qalbigaada naxariis si aad igu cafiso. Waan ku jeclahay."
_____________________________________________

fariimo jaceyl,ereyo jaceyl,dareen jaceyl,jaceyl,dhambal jaceyl,fariimo,dhambaal jaceyl,jacayl,dhambaal jaceyl oo macaan badan u dir lamaanahaaga,arimaheena,arimaha,arooska,dhambaal,fariin jaceyl,fariin jaceyl ah,jaceyl,fariin jaceyl oo qiimo badan,jowhar jaceyl,qiyaano jaceyl,fariin calaacal,jaceel,macaanka jaceylka,qaraarka jaceylka,jaceylka runta,somaliya,xaaskeyga,siil,garsiye

- " Fadlan macanto, xasusuuso waqtiga quruxda  badnaa aan soo wada qaadanay, oo iiga qalbigaada sabab aad igu cafiso. Waxaan doonayaa inaan weligeey kula joogo."
_____________________________________________

fariimo jaceyl,ereyo jaceyl,dareen jaceyl,jaceyl,dhambal jaceyl,fariimo,dhambaal jaceyl,jacayl,dhambaal jaceyl oo macaan badan u dir lamaanahaaga,arimaheena,arimaha,arooska,dhambaal,fariin jaceyl,fariin jaceyl ah,jaceyl,fariin jaceyl oo qiimo badan,jowhar jaceyl,qiyaano jaceyl,fariin calaacal,jaceel,macaanka jaceylka,qaraarka jaceylka,jaceylka runta,somaliya,xaaskeyga,siil,garsiye

- " Anigu waxaan galay qalad weyn  maxaa yeelay waxaan jabiyay kalsoonidaada. Waxaan rajeynayaa inaad i cafiso. Waxaan kuu balanqaadayaa ineesan mar kale dhicin qaladkaas oo kale. Aad baan kuu jecelahay."
_____________________________________________


Waan ogahay inaad u baahan tahay iyada/isaga, waxaana rabtaa inaad raali galin ka bixiso khaladkaaga hadaba halkaan waxaan ku soo koobay kuwa ugu wanaagsan fariimaha raali galinta. Waxaan rajeenayaa inaad ka heshay hadii aad ka heshay halka hoose Comment ka bixi si aan usoo qoro fariimo badan oo kuwaan lamida.

Mahadsanidiin.


Halkaan ka akhriso fariimo jaceyl ood ku dhihi karto subax wanaagsan

Post a Comment

2 Comments

  1. Thanks my king I am so proud of you

    ReplyDelete
  2. Wey i canfacday
    Waayo waxan ku sugnaa xaalad aan cadi ahay waxana dareemi lara ruuh dhipan ku dhipan jectlkisa

    ReplyDelete

Halkaan Gali Faalada