Fariin jaceyl qeybta 3aad

Fariimo jaceyl qeybta 3aa

Ma u baahan tahay farriimo jacayl si aad ugu muujiso saaxibkaaga/saaxibadaada, gabadha kuu doonan ama xaaskaaga? Hadaba Ma jirto wax ka qurux badan marka loo eego jacaylkaaga oo and u muujisid qaab amaan ah.

U dir iyada ubaxyo si aad u xasuusiso sida ay qaali kugu tahay adiga ku dara mid ka mid ah farriimaha jacaylka ee quruxda badan.

Tusaale ahaan :{ Waan jeclahay noloshayda sababtoo ah waxay i siisay adiga, waan ku jeclahay adiga sababtoo ah waxaad tahay nolosheyda }.

Halkaan aan ka bilowno.

100: Waxaan jeclahay inaan arko adigoo faraxsan, abaalmarintayda ugu weynna waxay tahay inaad arako adigoo dhoola cadeynaya.

99: Waxaan u fuuli lahaa kumanaan buuro ah si aan u arko adigoo dhoola cadeynaya.

98: inaa noqotay jaceyl keyga waxay ii tahay sharaf. Had iyo jeer garab jeyga taagnow.

97: Ereyadu kuma filna inay kuu sheegaan sida aad u fiican tahay. Laakiin waxay sheegayaan sidaan kuu jeclahay.

96: Hal Fariin oo aad ii soo dirtaa ayaa baladaya Jawigeyga nololeed , waan ku jeclahay.

95: Gacaliso, waxaan kuu rajeynayaa habeen wanaagsan, inaad ku riyoodaa riyooyinka macaan iyo inaad hesho farxad kugu filan si aad u soo toosto adigoo faraxsan. Habeen wanaagsan Gacaliso.

94: Marka aan indhahayga xiro, waan ku arkayaa. Markaan indhahayga furo, waan ku arkayaa. Ma jiraan wax aan samayn karo oo aan adiga ahayn inaa kaa fakiro.

93: Raxmaddaada iyo daryeelkaada badan markaa arko waxaan is weydiiyaa waxa noloshayda ku dhici lahaa adiga la'aantaa. Waxaad tahay boqoradeyda waanan ku jeclahay.

92: Waxaan kuu balan qaadayaa inaan mar walba kuula dhaqmo sida boqoradda. waxaana hanatay qalbigayga , waxaana tahay farxadeyda.

91: Ma haysto wax badan oo aan ku siiyo. Anigu ma ihi nin hodan ah. Laakiin waxa aan ballan qaadi karo waa in wax kasta oo aan sameeyo ay kuu noqon doonaan waxaada mar walba.

90: Sheekada dhabta ah waxay tahay inaanan haysan qalbi . Fadlan hubi gudaha naftaada, waxaan aaminsanahay inaad haysato laba.

Post a Comment

0 Comments