Mohamed salah oo rabo Inuu u wareego Barcelona iyo Xaalada Liverpool oo kacsan

Mohamed salah oo rabo Inuu u wareego Barcelona iyo Xaalada Liverpool oo kacsan.
Mohamed salah ayaa ahaa halyeeygii seddexleyda u dhaliyay Liverpool kulankii ay 4-3 kaga badiyeen Leeds United laakiin waxaa la sheegayaa in gooldhaliyaha Reds uu doonayo inuu ka tago Anfield kuna biiro Barcelona.

Wakiilka wargayska Express ee Sjaak Swart, oo saaxiib fiican la ah tababaraha cusub ee Barca Ronald Koeman, maadaama heshiiska la samayn karo kahor bisha ugu dambeysa ee suuqa kala iibsiga.

Wuxuu u sheegay DAZN:

 “ Waan ogahay inuu Koeman doonayo isaga - waana ogahay inuu Salah jeclaan lahaa inuu baxo.”

Markii la weydiiyay halka uu ka keenay warbixinta,

 Swart ayaa intaa ku daray:

 “Ma awoodo.

 "Faahfaahin dheeri ah kama bixin doono, laakiin i aamin was waxaan ogahay."

Hadaba wararka Ugu dambeeyo ayaa sheegaya in Mohamed Salah uusan KU faraxsaneen Liverpool asagoo niyada KU haya Inuu ka hawa badasho garoonka Anfeild.

Post a Comment

0 Comments