About Me

Garsiye waa blog Soomaaliyeed oo loo sameeyay in bulshada qaybaheeda kala duwan lagu caawiyo
Dadkana Fikradahooda ay ku dhiibtaan.

Waxaana Blogaan wax ku qora oo marwalba u heega qoraageena marna ah dafatiraha blogaan
Guled Gurey.


Magaceygu Waa Guled Hussein Ahmed Libaax (Guled Gurey).
Guled Hussein, Guled Hussein Ahmed, Guled Gurey, Shumac, Guuleed Xuseen, garaiye, garsiye.com



Qaar ka mid ah xaqiiqooyinka kala duwan ee aniga igu saabsan

Waxaan ku dhashay Muqdisho, Somalia.

Ka hor intaanan billaabin boggan, waxaan sameeyay dhowr fiidiyow oo YouTube ah oo sidoo kale la xidhiidha  Filimada iyo Game ka.

Waxaan jecelahay inaan waqtigayga intiisa badan ku qaato internetka, haddii aanan galin internetka waxaan noqonayaa mid caajisan.

Waan jeclahay blogga waana mid aan ku badalo nolosheyda, Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan bilaabay blogkeyga.



Waxaan jeclahay inaan yeesho khibrado cusub. Xaqiiqdii maaha arrin aan ka walwalo haddii ay fiicantahay ama xun yihiin.

Waxaan jeclahay in aan caawiyo dadka iyo inaa ka farxiyo.


Ugu dambeentii boggaan uma sameyn nafteyda oo kaliya cid walba oo jecel dadka in ay wax la wadaagto waan soo dhaweenayaa.



Waxaan idin leeyahay kusoo dhawaada gacmo furan 
Hadii aad heyso fikrado, Maqaalo, Sheekooyin oo aad
rabto inaad la wadaagto dadweynaha fadlan inoogu soo dir
Email kaan (guledgury@gmail.com)
Phone : ( 07139643** )
Adigoo kusoo qoraya Magacaada ciwaankada ama Social Media
aad isticmaasho Si hadii warbixintaada la daawacay laguu xuso magacaada
iyo Social Media Sida Facebook, Instagram ama Youtube.

Kusoo biir WhatsApp Group keena: https://chat.whatsapp.com/G5TDf0ZFk1P8h2kN26kBu3

Mahadsanidiin!!!!!

Post a Comment

1 Comments

Halkaan Gali Faalada